Jul 2008
SuMoTuWeThFrSa
    1 2 3 4 5
6 7 8 9 10 11 12
13 14 15 16 17 18 19
20 21 22 23 24 25 26
27 28 29 30 31    


XAYEYSIIN


MAQAALLADA UGU DAMBEEYA
Maraykan Iyo Faransa Oo Burcad Badeedda Uun Danaynaya!
Maraykan Iyo Faransa Oo Burcad Badeedda Uun Danaynaya!
Qorshe ay dhawaantan Faransiiska iyo Maraykanka ay hor dhigayeen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fajiciso ku noqday Soomaali badan, kana fahmay in labada dal ay maraakiibta badda martaahi kala qaalisan tahay malaayiin dad ah ee ku silicsan Soomaaliya
FAALLO

Dadkii koobnaa ee kusugnaa Huriwaa...

Degmooyinka Huriwaa iyo dayniile oo kamid ahaa Degmooyinkii horey looga barakacay oo ay...

Meydadka Jameecada Tabliiqa Ee Lagawracay oo Saakay Lagu Arkayo Afaafka  Masjidka Hidaaya. Meydadka Jameecada Tabliiqa Ee...

Saakay ayaa waxaa lagu arkayaa meydadka Jameecada Diiniga ah ee Tabliiqa oo la gawracay afaafka...

Baladweyne  Oo Uusan Jirin Maamul Rasmi Ah Oo Gacanta Ku Haya. Baladweyne Oo Uusan Jirin Maamul...

Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga ayaa si dadban waxa ay u maamulayaan Magaalada Baladweyne iyaga oo ...


Weeraro Madaafiic la isku weydaarsanayo oo kasoconaya Huriwaa iyo waxarcadde. 20-04-08 Weeraro Madaafiic la isku weydaarsanayo oo...

Weeraro xoogan oo la isku weydaarsanayo Madaafiiic aad u xoogan ayaa waxa ay kasoconayaan qeybo kamid ah Degmada Huriwaa iyo waxar cadde.

Maleeshiyada dowladda ee kusugan Dharkinleey oo lagu weeraray Bamgacmeed. 20-04-08 Maleeshiyada dowladda ee kusugan Dharkinleey...

Ugu yaraan 4 qof oo laba ka mid ah ay yihiin askar ayaa ku geeriyootay 3 kale dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii bam gacmeed xalay lala beegsaday qaar ka mid ah Maleeshiyada degmada dharkiynleey xili ay ku sugnaayeen Xaafada Macmacaanka ee...

20-04-08 Askari xalay lagu dilay Baydhabo.

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in askari katirsan Maleeshiyada dowlada lagu tooktay xalay halkaasi.

20-04-08 Dagaal Saakay Mar kale Kasoconaya Warshaddii...

Dagaal aad u culus ayaa saakay mar kale waxa uu ka soconayaa qeybo kamid ah Degmada Huriwaa, waxaana dagaalkaasi oo dhex maraya Ciidamada Itoobiyaanka iyo Xoogaga kasoo horjeeda la isku adeegsanayaan Hubka noocyadiisa kala duwan.

19-04-08 Kulan Uga Soconaya Ganacsatada iyo...

Kulan adag ayaa iminka waxa uu kasoconayaa Bartamaha Suuqa Bakaaraha kaasi oo lasheegayo in looga hadlayo sidii loo dhaqan gelin lahaa isticmaalka lacaga duugga ah.

18-04-08 Maleeshiyo beeleed ku dagaalamay Afgooye...

Wararka aanu ka heleyno Degmada Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal beeleed soconayay Muddo 30-daqiiqo ah uu ka dhacay Bartamaha Degmadaasi kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.


SEARCH
  WebSite